Israel oo qiratay booqashadii Raisul wasaare Netanyahu ku tagay Sacuudiga

Wasiirka Waxbarashada Israel Yoav Galant xubinna ka ah xisbiga Likud, ayaa qiray warar ay warbhaaninta Israel tabisay oo sheegayay in ra’isal wasaaraha dalkaas Benjamin Netenyahu uu socdaal qarsoodi ah ku tagay dalka Sucuudiga Yoav Galant oo waraysi siiyey Raadiyowga milatariga Israel ayaa booqashadaas ku tilmaamay mid taariikhi ah. “Xaqiiqada la hubaa waa in kulankaasi dhacay. … Continue reading Israel oo qiratay booqashadii Raisul wasaare Netanyahu ku tagay Sacuudiga